Daawo Sawirada: Axmed Madoobe oo kormeer ku tagay Deegaan Al Shabaab laga saaray

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Baar Sanguuni iyo Deegaano kale oo  kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ee xaruna gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe ayaa kormeeray xeryaha ciidanka Jubbaland iyo kuwa Milatariga Soomaaliya ka degan yihiin Deegaanka Baar-Sanguuni, waxa uu sidoo kale kormeer ku tagay qeybo kale oo … Continue reading Daawo Sawirada: Axmed Madoobe oo kormeer ku tagay Deegaan Al Shabaab laga saaray